Sheekoy dadkoo dhan jecel beesoy
Maalin Alle keeno sheeno
Qof walbaa jecel inuu kaarteeyo
Kadib dhaanteeyo, keedeeyo xarakeeyo oo bashaalo
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo dalkaan nabada haloo doono
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo xorirayada qolka haloo daayo
Geedaha nabada haloo beero
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo dalkaan nabada haloo doono
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo xorirayada qolka haloo daayo
Geedaha nabada haloo beero
Shekadaan dheer soo gaabi
Hadalada dhaadheer soo gaabi
Muhiimada dhabta ah soo jeedi
Arimahaan dhaadheer soo xali
Baadi maqan soo naadi
Kadib sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah cadees ah
Sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah bigaas ahEbbe wax ka sareeyo saasa maleh (haye)
Wax kale xooga saasa maleh (haye)
Umada qaar saan saasa maleh (haye)
Hadaan midowno dhib saasa maleh (haye)
Dhalinta maanta eed saasa maleh (haye)
Umada qaar saan saasa maleh (haye)
Hadaan midowno dhib saasa maleh (haye)
Dhalinta maanta eed saasa maleh (haye)Shekadaan dheer soo gaabi
Hadalada dhaadheer soo gaabi
Muhiimada dhabta ah soo jeedi
Arimahaan dhaadheer soo xali
Baadi maqan soo naadi
Kadib sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah cadees ah
Sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah bigaas ahSheekoy dadkoo dhan jecel beesoy
Maalin Alle keeno sheeno
Qof walbaa jecel inuu kaarteeyo
Kadib dhaanteeyo, keedeeyo xarakeeyo oo bashaalo
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo dalkaan nabada haloo doono
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo xorirayada qolka haloo daayo
Geedaha nabada haloo beero
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo dalkaan nabada haloo doono
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo xorirayada qolka haloo daayo
Geedaha nabada haloo beeroShekadaan dheer soo gaabi
Hadalada dhaadheer soo gaabi
Muhiimada dhabta ah soo jeedi
Arimahaan dhaadheer soo xali
Baadi maqan soo naadi
Kadib sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah cadees ah
Sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah bigaas ah

Many companies use our lyrics and we improve the music industry on the internet just to bring you your favorite music, daily we add many, stay and enjoy.